Waa Cambaabur Podcast #4
Kulankan waxa uu Cumar Cali Baashe ku qaadaa dhigayaa fahanka XADAASADA: MAXAY TAHAY, SIDEE AYAY SE U CURATAY? (Xadaaso/Modernity/الحداثة ), curashadeedii iyo taabbagalkeegii. Sidaas oo kale dhinacyada ay saamaysay/ka koobantahay iyo fikradaha seesdhigga u ah.
Cumar waa aqoonyahan ku takhasusay Dhaqaalaha iyo Horumarinta Dhaqaalaha, daneeya oo wax ka qora dhaqanka (saqaafada), falsafadda iyo arrimaha danta guud.
Ku Taxnaw Cambaabur Podcast,
SUBSCRIBE - LIKE - SHARE.
#AvalitesFoundation
#CambaaburPodcast
Podchaser is the ultimate destination for podcast data, search, and discovery. Learn More