Maxamed Cumar Dirir
SalaadaMaxamed Cumar Dirir
1. Salaada iyo axmkaamteeda, , cida ay ku waajib tahay, iyo arimaha loo cuskanayo waajibnimadeeda ( adilada).2. Salaada: meesha ay kaga jirto salaadu diinta islaamka, adilada ku tusaya heerka ay salaadu gaadhsiisan tahay diinta islaamka.3. Salaada:shuruudaha salaada iyo tilmaamaha ay la gaarka tahay, xukunka qofka ka taga salaada, fadliga salaada, su’aalo kooban.