Socdaale waa barnaamij ka baxa cod-baahiyaha Socdaale Media, waxaana idiin soo jeediya walaalkiin Abshir. Barnaamijkan waxaa loogu talagay in ay ku kala faaidaystaan bulshada Soomaliyeed ee xiisaysa Dalxiiska iyo Socdaalka. Sidoo kale loogu soo gudbiyo sheekooyin iyo waraysiyo la halmaala socdaalka.
Show More
Creators & Guests
We don't know anything about the creators of this podcast yet. You can so they can be credited for this and other podcasts.