Podchaser Logo
Home
DERIS WANAAGGA IYO NOLOSHA TURKIDA

DERIS WANAAGGA IYO NOLOSHA TURKIDA

Released Saturday, 1st February 2020
Good episode? Give it some love!
DERIS WANAAGGA IYO NOLOSHA TURKIDA

DERIS WANAAGGA IYO NOLOSHA TURKIDA

DERIS WANAAGGA IYO NOLOSHA TURKIDA

DERIS WANAAGGA IYO NOLOSHA TURKIDA

Saturday, 1st February 2020
Good episode? Give it some love!
Rate Episode

Marka aad ku nooshahay waddankaan Turkiga waxaad aad u wanaagsan in aad deriskaada kula dhaqanto qaababkaan. - In qaylo badan aan kasoo bixin gurigaaga sida sawaxanka caruurta. - In aadan marna daaqadda ka tuurin qashin iyo wixii lamid ah. - Bixinta Aidaatka oo ah lacag yar oo lagu bixiyo nadafadda jeran-jerada, nalka dibadda ah, iyo liftiga la raaco. - Ilaaliyo nadaafadda dhismaha iyo in marakasta qashin iyo wixii la mid ah aan la soo dhigin guriga hortiisa. - In marka aad cunto karsaneyso aad xaqiiqsato in urka ama carafta cuntadaada aysan gaarin deriska taas oo aad uga hortagi karto in marka aad cunto diyaarineyso aad furto hawa siiyaha guriga. ....Ogow Dalkaadaa Denjire u tahay.

Show More

Unlock more with Podchaser Pro

  • Audience Insights
  • Contact Information
  • Demographics
  • Charts
  • Sponsor History
  • and More!
Pro Features