Podchaser Logo
Home
Taha Inspires

Taha Inspires

Taha Inspires

An Education podcast
Good podcast? Give it some love!
Taha Inspires

Taha Inspires

Taha Inspires

Episodes
Taha Inspires

Taha Inspires

Taha Inspires

An Education podcast
Good podcast? Give it some love!
Rate Podcast

Episodes of Taha Inspires

Mark All
Search Episodes...
Dalka Finland waa dal kuyaala qaaradda Yurub wuxuuna juqraafi ahaan u dhexeeyaa dalalka kala ah Norway, Ruushka iyo Iswiidhen. Wuxuu caan kuyahay goobaha biyo fadhiga ah ‘Lakes’. Sanado badan oo uu dalalka deriska la ah ayaa gumeysi kuhayey had
Ka bulsho ahaan maxaan gacanteena ku jira oo sameyn karnaa?Adiga iyo doorkaada muxuu yahay?---Wadamada qaar waxay sameysteen hal kudhikyo ay dadkooda ugu dhiiro gelinayaan la dagaalanka Cudurkaan – Sida “Dhamaanteena masuul baa nahay" iyo si
#Muhiimadda Cilmiga ....Cilmiga wuxuu ka midyahay waxyaabaha ilaahey subxanahu watacaalaa uga soocey noolaha kale. La’aantiisna aadanuhu ma heli karo wado sax oo uu hadafkiisa ku gaari karo. Tusaale ahaan Nabi Aadan waxaa dhulka khaliifkiisa
Asalammu Caleykum,Dadky sharyfty leh o jeel wal barishythy haky dhowaatha hordhigy barnaamij lingky maghy dari “WALBAROY ING BASYTHAAE”. Barnaamijkung Tahainspires wali inku tiri galey dadky wal baryshithi jeel, gaar haang kutaabti dhikithaasi
Kitaabka: Qorshaha Istiraatiijiyadeed ee horumarka Umadda Qoraaga kitaabka: Dr Tariq suwaidanWaxaa soo khulaaseeyey: Abdinur Mohamed Ahmed  ...... Ujeedaka aan u soo khulaaseeyey buuggan waa qayb ka mid ah mashruuc loogu magac daray “Cumraa
KOW IYO LABO OO KU AADAN XANUUNKA CORNOV19#HordhacWaa xanuun sida hergebka oo kale ah oo uu sababo viruska loogu magac darey CoronoV 19. Wuxuu ka mid yahay vaayrusyada xoolaha uga gudba aadanaha. Halista ugu weyn ee xanuunkaan ayaa ah in uu
Marka aad ku nooshahay waddankaan Turkiga waxaad aad u wanaagsan in aad deriskaada kula dhaqanto qaababkaan. - In qaylo badan aan kasoo bixin gurigaaga sida sawaxanka caruurta. - In aadan marna daaqadda ka tuurin qashin iyo wixii lamid ah. - Bi
Marka aad ku nooshahay waddankaan Turkiga waxaad aad u wanaagsan in aad deriskaada kula dhaqanto qaababkaan:- - In qaylo badan aan kasoo bixin gurigaaga sida sawaxanka caruurta. - In aadan marna daaqadda ka tuurin qashin iyo wixii lamid ah. - I
Iskuulaadka iyo guud ahaan xaaladooda- Man-hajka iyo noocyada dugsiyada- Xarumaha Waxbarashada Dadweynaha- Tacliinta Furan iyo dhowr talo ayaad ka heli kartaa clipkaaMacluumaatka laxiriira Tacalinta Sarre
Talooyin ku shuruucda deganaanshaho ee Turkiga
Soo dhoweynta macaamiisheena.
Howlaha inoo yaalo aad bay u faro badan yihiin. In badana waxaa dhacdo in aan kuwo aan muhiimad adag laheyn uga mashquulno kuwa inooga muhiimsan. Si kasta oo aad u mashquulsantahay afartaan shey u dhug yeelo"1. Diintaada gudashada waa jibaadk
Rate

Join Podchaser to...

  • Rate podcasts and episodes
  • Follow podcasts and creators
  • Create podcast and episode lists
  • & much more

Unlock more with Podchaser Pro

  • Audience Insights
  • Contact Information
  • Demographics
  • Charts
  • Sponsor History
  • and More!
Pro Features