Podchaser Logo
Home
100-ka maalmood ee soo socda iyo madaxweyne Xasan!

100-ka maalmood ee soo socda iyo madaxweyne Xasan!

Released Tuesday, 17th May 2022
Good episode? Give it some love!
100-ka maalmood ee soo socda iyo madaxweyne Xasan!

100-ka maalmood ee soo socda iyo madaxweyne Xasan!

100-ka maalmood ee soo socda iyo madaxweyne Xasan!

100-ka maalmood ee soo socda iyo madaxweyne Xasan!

Tuesday, 17th May 2022
Good episode? Give it some love!
Rate Episode

Madaxweyne Xasan Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynimo ee Soomaaliyee 15-ka bisha May ka dhacday teendho ku taala Afasiyooni. Halkaa oo ay Xildhibaanada labada aqal ay ugu codeeyeen. Barnaamijkaan ayaa ku falaqeyn doonaa waxyaabaha horyaala madaxweyne Xasan Sheekh 100-ka maalmood ee soo socota.Arrimaha aan ku lafagurnay barnaamijka waxaa ka mid ah:-

SiyaasadaAmmaankaXiriirka dowlada dariskaFadaraalkaFaragalinta dowlada shisheeyeArinta Al-shabaab

Barnaamijka waxaa igala qeyb galaya Cumar Macalin oo ah siyaasi bartayna culuumta siyaasada sidoo kalana falanqeeya arrimaha geeska Afrika.

---

Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-ayaanle/message

Show More

Unlock more with Podchaser Pro

  • Audience Insights
  • Contact Information
  • Demographics
  • Charts
  • Sponsor History
  • and More!
Pro Features