Talo Walaal waa meel culumada ugu talo gashay in bulshada Soomaaliyeed loogu faa'iideyo. Waxaa ka baxo cashiro diin iyo talooyin bulshada noloshooda ku horumariyaan. Culumada Talo Walaal wixii kala joogaan aduunka meelo ka kala fog lakiin waxaa inoo fududeeye internetka iyo baraha bulshada inaa diinta iyo aqoonta ku faa'fino. Waxaa soo baxay dad diinta Islaamka dhalinyarta qalad ka fahamsinayo oo isugu jiro gaalo iyo dad aan diin heysan oo af Soomaali ku hadlo. Sidaa darteen halkaan waxaa ka heli karta culumo kala duwan iyo cashiro badan oo diinta Islamka ku saabsan iyo arimaha bulshada
Show More
Creators & Guests
We don't know anything about the creators of this podcast yet. You can so they can be credited for this and other podcasts.