Podchaser Logo
Home
CABDIWAHAAB AL-MASIIRI: MAALMIHIISII IYO MUCDA FIKIRKIISII | RIDWAAN MAXAMUUD SHEEKH (MAYGAAG)

Released Monday, 26th April 2021
Good episode? Give it some love!

Monday, 26th April 2021
Good episode? Give it some love!
Rate Episode

Cabdiwahaab Almasiiri (1938-2008) wuxu ahaa faylasuuf Masaari ah oo waxsoosaar badan, waxsoosaarkiisuna saamayn badanaa, noloshiisii iyo imikaba. Sidaas oo kale wuxu ahaa Indheergarad magiciisa iyo miisaankiisa aqooneed kaga qaybqaata masraxa guud. Qof ahaan Cabdiwahaab wuxu maray isbadallo rumayneed oo isku lid ah mararka qaar intii uu noolaa, raadna kaga tagay fikirkiisa.    Ridwaan Maxamuud Sheekh (Maygaag) ayaa jeedin muxaadaradan oo ciwaankeegu yahay: Cabdiwahaab Al-Masiiri: Maalmihiisii iyo Mucda Fikirkiisii.   #المسيري#Elmessiri#Avalites

Show More

Unlock more with Podchaser Pro

  • Audience Insights
  • Contact Information
  • Demographics
  • Charts
  • Sponsor History
  • and More!
Pro Features