Podchaser Logo
Home
Shamac Podcast

Shadiya Mohamed

Shamac Podcast

An Arts and Books podcast
Good podcast? Give it some love!
Shamac Podcast

Shadiya Mohamed

Shamac Podcast

Episodes
Shamac Podcast

Shadiya Mohamed

Shamac Podcast

An Arts and Books podcast
Good podcast? Give it some love!
Rate Podcast

Episodes of Shamac Podcast

Mark All
Search Episodes...
"Waxaan doortay meeshii la igu aasi lahaa. Ma soo booqan doontaa ?  Kaalay dabadeedna hadal, kana dhig maalinta salaasada . Salaasa ayaad iman jirtay badanka. Waxa aynu nahay dadkii salaasada. Waad igu iman qabrigeyga sawmaaha? Si aad mushkilad
''The Happiest Man on Earth" waa buug uu qorey Eddie Jaku oo ka badbaadey xasuuqi Hitler fuliyey dagaalkii labbaad ee adduunka , waxa uuna kaga sheekeynayaa marxaladihii kala duwana  ee uu soo marey. 
Dirkii Sacmaallada , waxa qorey Axmed Ibraahin Cawaale, waxa uuna kaga hadlayaa si hufan sooyaalka iyo ilbaxnimadii Soomaalida , sida oo kale waxa uu kaga jawaabay buuggan weydiimaha ay ka mid yihiin halka ay Soomaalidu ka soo jeedo asal ahaan
Weli ma akhridey buugga "The Compound effect" ? Buuggan uu qorey Darren Hardy waa mid ka mid ah buugta ugu saameynta badan ee khuseeya isbeddelka nafeed. 
Buuga Maan-shaxan ee uu turjumey Khalid Mahad waa buug koobsanaya aragtiyaha iyo taariikhaha faylasoofyo badan, waxaanan ugu talagalnay inaan qeybo ka mida aragtiyaha ugu muhiimsan kaga hadalno xalqado kooban. 
Rate

Join Podchaser to...

  • Rate podcasts and episodes
  • Follow podcasts and creators
  • Create podcast and episode lists
  • & much more

Unlock more with Podchaser Pro

  • Audience Insights
  • Contact Information
  • Demographics
  • Charts
  • Sponsor History
  • and More!
Pro Features