Podchaser Logo
Home
Talk2Me - Ila hadal

MOHAMED AYAANLE

Talk2Me - Ila hadal

A News podcast
Good podcast? Give it some love!
Talk2Me - Ila hadal

MOHAMED AYAANLE

Talk2Me - Ila hadal

Episodes
Talk2Me - Ila hadal

MOHAMED AYAANLE

Talk2Me - Ila hadal

A News podcast
Good podcast? Give it some love!
Rate Podcast

Episodes of Talk2Me

Mark All
Search Episodes...
Barnaamijkeena maanta waxaan ku falanqeyn doonaa siyaasada Soomaaliya ee mudada dheer aanan salka laheyn iyo ciidamada Mareykanka uu sheegay in Soomaaliya uu usoo diri doono waxa ay ka dhigantahay. Mareykanka ayaa hora ugu fashilmay duulaano uu
Madaxweyne Xasan Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynimo ee Soomaaliyee 15-ka bisha May ka dhacday teendho ku taala Afasiyooni. Halkaa oo ay Xildhibaanada labada aqal ay ugu codeeyeen. Barnaamijkaan ayaa ku falaqeyn doonaa waxya
Todobaadkaan waxaa iila jooga igalana qeyb qaadanayo Mohamed Hussein Elmi oo ka mid ahaa wariyaashii aan isala soo shaqeynay dalka Somalia mudadii 2008-2010 idaacadii GBC xaruunteeda Mogadishu.  Available listening platforms    Podcast   Ancho
Todobaadkaan waxaa iigu marti ah Ayan Goobe oo dalka Sweden mudo ku nooleed. Ayaan ayaa nala wadagi doonto wixii ay usoo joogtay.  Available listening platforms    Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO   Apple Podcasts
Todobaadkaan waxaa podcast Talk2me " Ila hadal" iigu marti ah Hassan Kaafi Halane oo ah wariye wax ka badan soo shaqeeyay dalka iyo dibada. Halane ayaa nala wadaagi doono waxyaabihii ugu yaabka badnaa uu soo arkay mudadii saxaafada uu ku jiray.
Waxaa barnaamijka iigu marti ah maanta Zakarie Hussein oo aan kasoo wada shaqeyney idaacadii GBC ee magaalada Muqdisho. Zakarie ayaa ila wadaagaya wixii uusoo joogay mudadii uu xamar ka shaqeynay iyo wixii ugu yaabka badnaa.  Available listen
Mohamed Hassan Beezaani oo ah sawir-qaade/wariye madax banaan mudo dheerna kasoo shaqeeyay warbaahino kale duwan ayaa maanta iigu marti ah barnaamijka waxaan usoo joogay.   Beesaani ayaa soo arkay dhacdooyin aad u xanuun badan markii uu maalin
Waxaa maanta iigu marti ah Abdikadir Ahmed oo ah muwaadin oo ku nool dalkaan Sweden waxa uu nala wadaagi doono wixii uu usoo joogay mudadii uu faafay fayruska corona. Abdikadir ayaa dhawaan kasoo bogsooday coronavirus balse dhibaato xoog leh ka
Todobaadkaan waxaa podcast-ga ila falanqeyn doono Abukar Omarson oo ah dhaqaalayahan mudo badan ku sugnaa dalkaan sweden haatana ka shaqeeya wasaarada shaqada waxa uuna la taliye ka yahay xafiiska wasiirka shaqada ee dalkaan Sweden.   Abukar a
Todobaadkaan waxaa iigu marti ah barnaamijka Mohamed Nuur oo ah siyaasi ka shaqeeya xafiiska degmada Stockholm qeybna ka ah xisbiga tala haya ee dalkaan Sweden. Mohamed Nuur waa Siyaasi aadna u fahma dhalinyarada saameyna ku leh siyaasada dalk
Barnaamijka ”waxaan usoo joogay” waxaa todobaadkaan ila falanqeyn doono wariye Ahmed Noor Ugas oo ah wariye wax badan kala socda arimaha siyaasada soomaaliyo iyo mareekanka ee uu haatan ku noolyahay.  Wariye Ahmed Noor ayaa isbarbar dhig ku sam
Todobaadkaan barnaamija "waxaan usoo joogay" waxaa iigu marti ah Aisha AH. Abdille oo arimaha siyaasada soomaaliya aad ula socotay. Aisha waxey kusoo kortay dalka Kenya aadna ugu xiran arimaha dalka Soomaaliya.   Aisha Abdille waxa ay rajeyney
Yoonis Khaliif oo ah siyaasada kana shaqeeya arimaha bulshada ayaa todobaadkaan marti iigu ah barnaamijka waxaan usoo joogay isagoo taariikh guud ka bixin doono siyaasadihii soo guur guuray wixii ka danbeeyay markii uu dalka galay xaalad dagaal
Todobaadkaan waxaa barnaamijka iigu marti ah Hodan Toosh oo ah gabar aad ugu shaqeyso arimaha bulshada kuna sugan dalkaan Sweden. Hodan waxa ay talso siin iyo wacyi galin ka wada haatan xaafada soomaalida ay ku badanyihiin ee dalkaan Swden ee l
Barnaamijka maanta waxa iigu marti ah Wariye AbdiFatah Hassan agaasimaha halgaran.com haatan ku nool dalka Jarmalka iyo wixii uu soo joogay.Available listening platformsPodcastAnchorhttps://anchor.fm/mohamed-ayaanleSpotifyhttps://open.sp
Barnaamijka waxaan usoo joogay Wariye Ahmed Laqaaye iyo sooyoolkiisa shaqada saxaafada laga soo bilaabo Mombasa ilaa Mogadishu. Wariye Ahmed Laqaaye oo aan mudo dheer is naqaano ayaa caawa marti iigu ah Podcast Talk2Me.    Available listening
Todobaadkaan waxaa iigu marti ah Ismail Ali oo ah muwaadin arimha bulshada aad uga shaqeeyo oo ku nool dalkaan Sweden.  Waxaan usoo joogay waa barnaamij aan dooneyno inana ku aruurino dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa gaar ahaan Soomaalida ku noo
Available listening platforms---- Podcast ---Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanleSpotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8POApple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4Google Podca
Barnaamijka SahankaBarnaamijka Sahanka oo noqon doono mid todobaadla ah ayaan ku falanqeyn doonaa hadba wixii aan u aragno in uu bulshada kusoo kordhin karo.Todobaadkaan waxan ku eegi doonaa dhalinyarada iyo waqtiyadda ay ku qaataan jimicsiga
Sahanka Taariikhda SoomaalidaWaa barnaamij aan ugu talagalnay inaan ku wareysano soomaalida qurba joogta ah waxa uu noqon doonaa barnaamijka mid todobaadla ah oo aad ka dhageysan kartaan goobaha laga helo podd-ka.Nala wadaag barnaamijkaan: 
Rate

Join Podchaser to...

  • Rate podcasts and episodes
  • Follow podcasts and creators
  • Create podcast and episode lists
  • & much more

Unlock more with Podchaser Pro

  • Audience Insights
  • Contact Information
  • Demographics
  • Charts
  • Sponsor History
  • and More!
Pro Features