Podchaser Logo
Home
PODCASTS AND LECTURES OF AVALITES FOUNDATION

Avalites Foundation

PODCASTS AND LECTURES OF AVALITES FOUNDATION

A daily Education podcast
Good podcast? Give it some love!
PODCASTS AND LECTURES OF AVALITES FOUNDATION

Avalites Foundation

PODCASTS AND LECTURES OF AVALITES FOUNDATION

Episodes
PODCASTS AND LECTURES OF AVALITES FOUNDATION

Avalites Foundation

PODCASTS AND LECTURES OF AVALITES FOUNDATION

A daily Education podcast
Good podcast? Give it some love!
Rate Podcast

Episodes of PODCASTS AND LECTURES OF AVALITES FOUNDATION

Mark All
Search Episodes...
09 Ogtoobar 2021 ayuu AHN Maxamad Daahir Afrax geeriyooday. Cabdillaahi Raage "Sayyidka", Cabdicasiis Guudcadde iyo Ayaanle Hoori ayaa labdan fadhi ee 7aad iyo 8aad ugu baroordiiqaya, ku faaqidaya sooyaalkiisii iyo waayihii uu soo noolaa.Waxa
09 Ogtoobar 2021 ayuu AHN Maxamad Daahir Afrax geeriyooday. Cabdillaahi Raage "Sayyidka", Cabdicasiis Guudcadde iyo Ayaanle Hoori ayaa labdan fadhi ee 7aad iyo 8aad ugu baroordiiqaya, ku faaqidaya sooyaalkiisii iyo waayihii uu soo noolaa.Waxa
Waa mar kale iyo Cambaabur PodcastWaxa marti ku ah Maxamad Siciid Mire. Waa qoraa u dhuundaloola sheekooyinka, waxna ka qora. Waxa aan kala sheekaysannay:Sooyaalka Sheeko-faneedda,Sheekafa, sheeko xariirta iyo jaadadka kale ee sheekaynta xid
Waa Cambaabur Podcast #5  Kulankan waxa uu daba socdaa kii hore ee #4, Cumar Cali Baashe ayaa sii  wada qaadaadhigista fahanka XADAASADA IYO XADAASADA-KA-DIB. Qaybtanna  waxa aan ku eegaynaa sida uu dhaqdhaqaaqa XADAASADA-KA-DIB U NAQDIYAY  XA
Waa Cambaabur Podcast #4   Kulankan waxa uu Cumar Cali Baashe ku qaadaa dhigayaa fahanka XADAASADA:  MAXAY TAHAY, SIDEE AYAY SE U CURATAY?  (Xadaaso/Modernity/الحداثة ),  curashadeedii iyo taabbagalkeegii. Sidaas oo kale dhinacyada ay  saamays
Cabdiwahaab Almasiiri (1938-2008) wuxu ahaa faylasuuf Masaari ah oo waxsoosaar badan, waxsoosaarkiisuna saamayn badanaa, noloshiisii iyo imikaba. Sidaas oo kale wuxu ahaa Indheergarad magiciisa iyo miisaankiisa aqooneed kaga qaybqaata masraxa g
Qormadan Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud ayaa curiyay, waxa lagu faafiyay Bandhige Sebtambar 01, 2020 iyada oo qoraal ah. Codkiisa isaga oo ku gudbinaya ayaan halkanna ku faafinaynaa iyada oo ah Qorm Codeed ah. Halkan ka akhri:https://bandhige.c
Muxaadaradan ciwaankeedu yahay KACAANKA WARSHADAHA IYO CURASHADA  BULSHADA CASRIGA AH: Saamaynta Tiknoloojiyaddu ku Leedahay Nolosha  Aadamaha waxa ay qayb ka tahay silsiladda muxaadarooyinka Avalites  Foundation.   Macalin Mustafe Faysruus oo
Mar kale Cambaabur Podcast ku soo dhawaada, waxa innala sheeko wadaaga Mustafe Fayruus.Mustafa Feiruz wuxu madax ka yahay Machadka Cilmibaadhista Soomaaliyeed ee raacsan   Jaamacadda Muqdisho. Sidoo kale Jaamacadda Muqdisho ayuu ka dhigaa   ci
Mar kale Cambaabur Podcast ku soo dhawaada, waxa innala sheeko wadaaga Mustafe Fayruus.Mustafa Feiruz wuxu madax ka yahay Machadka Cilmibaadhista Soomaaliyeed ee raacsan  Jaamacadda Muqdisho. Sidoo kale Jaamacadda Muqdisho ayuu ka dhigaa  cilm
Cambaabur Podcast waxa aan ku bilaabaynaa Mustafe Fayruus. Mustafe Fayruus wuxu madax ka yahay Machadka Cilmibaadhista Soomaaliyeed ee raacsan Jaamacadda Muqdisho. Sidoo kale Jaamacadda Muqdisho ayuu ka dhigaa cilmiga afafka, suugaanta, daraa
Baraha bulashadu waa shaacsane (phenomenon) casri ah, baadhisyada ku sahabsani bilaw yihiin lakiin saamayn wayn oo baaxadda doodaha la xidhiidha ay taxanyhiin fiqiga diinta illaa falsafadda nolosha. Qaddiyado doodahaas la xidhiidha ayay Ayaanle
Naadiga Akhriska iyo Falanqaynta Doodaha ee Ogaal oo fadhigiisu yahay Boorama iyo Haayadda Dhaqan ee Avaliteis ayaa kulankan wadajir u qabtay 28 Feb, 2020.Cabdillaahi Raage, oo ka tirsan Avaliteis waxa uu muxaadaradan ku akhrinayaa buugga Yu
Sheekada Beerta Xawayaanka ee uu curiyay qoraagii reer Ingiriis ee Joorj Orwil oo ka mid ah sheekooyinka dunnida kuwa ugu caansan ayuu Cabdillaahi Raage ku falanqeeyay 17 Ogtoobar 2017 kii Madasha Buugga oo ah koox Faysbuug oo buugta lagu wadaa
Muxaadaradan oo ka mid ah shaqooyinka Avalites Foundation waxa uu Ayaanle Hoorri ka jeediayay xarunta gobolka Awdal ee Boorama.   Waxa uu awoodda saaray Ayaanle, gorfayntana ku Iftiimiyay:  - Sidee baynu ula falgali karnaa gabay-jacburka Dhoo
Kulankan oo ay soo agaasimatay AVALITES Foundation waxa uu ka qabsoomay xarunta Boorama Youth Job Center 07/Nov/2019 waxana lagu gorfeeyay muujinta dabaqadaha, shakhsiyadaha, dhaqan naqdinta iyo doodaha falsafadeed ee sheekada Ibraahim Hawd Yuu
Rate

Join Podchaser to...

  • Rate podcasts and episodes
  • Follow podcasts and creators
  • Create podcast and episode lists
  • & much more

Unlock more with Podchaser Pro

  • Audience Insights
  • Contact Information
  • Demographics
  • Charts
  • Sponsor History
  • and More!
Pro Features